NAGALA SOO XARIIR: BIYACADE124@GMAIL.COM

Mikel Arteta Oo Kashifay Cida Iska Leh Eeda Guuldaradii Arsenal Ka Soo Gaadhay Aston Villa

Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa shaaca ka qaaday cida iska leh eeda guuldaradii kooxdiisa ka soo gaadhay Aston Villa kulan ka tirsanaa horyaaka premier League.

loading...

Arsenal ayaa guuldaro 3/0 ah kala kulantay kooxda Aston Villa kulan ka dhacay garoonka Emirates kana tirsanaa todobaadkii 8-aad ee Premier League.

Mikel Arteta oo la hadlaya BBC Sport ayaa yidhi”Qaab ciyaareedkeenu waxa uu ahaa mid bilaa heer ah, waana in aan idhaahdo markii ugu horaysay ee aan ciyaarta bilownay maanu ahayn koox awood leh aniga ayaana iska leh masuuliyada eeda guuldarada

loading...

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*