NAGALA SOO XARIIR: BIYACADE124@GMAIL.COM

Roy Keane Oo Weerar Ku Qaaday Kyle Walker, Doqon-na Ku Tilmaamay.

Roy Keane ayaa ayaa “Doqon”Ku tilmaamay daafaca kooxda Man City ee Kyle Walker kadib markii uu daafacu rikoodhe galay kulankii ay Kooxdiisu bar-baraha 1/1 ah la gashay Liverpool.

Walker ayaa khalad ku galay Sadio Mane daqiiqadii 13-aad iyada oo rikoodhe loo dhigay Liverpool Mohamed Salah-na gool u badalay rikoodhadaas.

Roy Keane oo arintaas ka hadlaya ayaa Sky Sport u sheegay Sidee Ayuu Mane Ku Helay Rikoodhe? Sababta oo ah Doqonka Walker ayuu helay

Dadku waxa ay sheegaan in uu Walker ku jiro xaalad jir ahaaneed oo fiican laakiin waxa uu u muuqdaa baabuur iska jiidhaya dadka kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*