NAGALA SOO XARIIR: BIYACADE124@GMAIL.COM

Murashixiin U Taagan Xilka Madaxweynaha Iyo M/Ku Xigeenka Hir-Shabeelle Oo La Diiwaan Galiyay

Guddiga Doorashada   Madaxeeynaha iyo Madaweyne Ku xigeenka Dowlad Goboleedka  Hirshabelle ayaa diiwaan galiyay Murashxiinta u taagan Xilalka Madaxweynaah iyo madaxweyne ku xigeen maamulkaasi.

loading...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada   Madaxeeynaha iyo Madaweyne Ku xigeenka DG Hirshabelle Xil.Caaisho Khaliif Xaji Maxamed ayaa Gudoonsiiyay Shahaadada Musharaxnimada Murashixiinta kala ah Cabdiraxmaan Jimcaale Cusmaan oo utartamayo Jagada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Hirshabelle, Musharax Cali Guudlawe Xuseen oo u tartamayo Jagada Madaxweynaha iyo Musharax Yuusuf Axmed Hagar oo utartamayo Jagada Madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle.AKHRISO

Maamulka Hir-shabeelle ayaa dhawaan gali doona doorashada madaxweynaah iyo maadxweyne ku xigeenka, waxana horay loos oo dhisay baarlamaanka labaad ee maamulkaasi.

loading...

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*